Djibouti oo ciidamo u tobabartay Ilaalada Madaxtooyada Somaliland

0

Djibouti(Berberanews) Taliska Ciidammada Jamhuuriyaddda Djibiuti ayaa munaasibad u qabtay 15 askari oo loo tobabaray Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somaliland.

Munaasibadda Tobabarka loogu soo xidhay Ciidammada loo tobabaray Madaxtooyadda Somaliland oo muddo laba bilood ah ka socday Xerada Tobabarka Ciidammada ee Gobolka Cali Sabiix waxa lagu marti qaaday Safiirka Somalialnd ee dalka Djibouti Cabdifataax Siciid Axmed iyo Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Maxamed Cali Bile.

Faahfaahinta Warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.