“Doorashada Soo Socota Waxa Ka Hadhi-doonta Sheeko In Badan Lagu Sheekaysato” Jaamac Shabeel

0

(Berbera news) Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga tallada haya KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamad-shabeel) oo khudbad ka jeediyay munaasibad loo qabtay dallada dhalinyarada HORSEED oo la midoobay xisbiga KULMIYE, ayaa khudbadiisan kaga hadlay arrimaha doorashada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Berbera news.