“DP World Waxay Ahayd Shirkadii Ugu Liidatay Shirkadihii Afarta Ahaa Ee Aanu Wada -hadalka Kula Jirnay Sannadkii 2015”

0

(Berbera news) Xoghayaha maaliyada ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in shirkada DP World ee ay Xukuumaddu heshiiska  gashay Dekeda Berbera inay ahayd mida ugu meeqaam hoosaysay shirkado ay sannadkii 2015 wakhtigii uu ka mid ahaa golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay la kulmeen.

Halkan hoose ka daawo.

Berbera. news