Dr Adna Aadan oo talooyin wax ku ool ah u dirtay shacabka Somaliland

0

Hargeysa(Berberanews) Dr Adna Aadan Ismaaciil, ayaa ka hadashay xannuunka Corona Virus, sida looga hortegi karo iyo tallooyin wax ku ool ah oo ay u gudbisay shacabka Somaliland iyo Xukuumaddaba.