Emma Harriet Nicholson: Somali ma hor istaagi karto madaxbannaanida Somaliland

0

Daawo: Qudabadii Oo Dhamays Tiran Emma Harriet Nicholson, Baroness
Nicholson Oo Ka Tirasan Barlamanka Uk Waxaay ku Tilmaantey Somaliland
Goni Isutaageeda In Aanay Somalia Is Hortaagi Karin waxay ka hadashey
xasuuqi loo geeystey Shacbka Somaliland Waxay ka hadashey In
Dimuqradiayada Iyo Hanaanka dorashooyinka Ee Ka Hirgaley Somaliland in
aaney ka Hir Gali Karin Dalka Somalia Emma ayaa Noqoneysa musuulkii Ugu
horeeyay Barlamanka Dalka Ingriiska Oo si adag Oo Badheedha Uga hadashey
Qadiyada Somaliland.