Faysal Cali-waraabe oo ku eedeeyay Somalia inay ku hawlantahay hagardaamada Somaliland

0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xidhiidha siyaasada Somaliland, geeska Afrika iyo xaalada adduunka ku soo kordhay.

Halkan ka Daawo Muuqaal: