Furayaasha Sirta ah ee Account da Bangiyada (Xogta Dahsoon)

0

Barnaamijkeenan Xogta dahsoon waxaynu ku daahqaadaynaa sirta ka dambaysa sababta afarta xaraf ee keliya looga dhigay furayaasha sirta ah ee agabka sariflaha ah caamka ah ee lacagaha account-kaaga lagala baxo adiga oo adeegsanaya kaadhadhka kuu gaarka ah.