Ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo markii u horraysay ka hadlay eedaha Djibouti u haysato

0

Hargeysa (Berberanews):- Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Arab, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay muran, ismaandhaaf iyo dacwado ka dhexeeya dawladda Jabuuti, hanti iyo shirkado uu lahaa oo dawladda Jabuuti si xoog ah ula wareegtay, dayn baan Faransiis ah uu ka qaatay iyo war ay shalay madaxtooyada Somaliland shalay ka soo saartay.

Afhayeen u hadlay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Shirkadihiisa, ayaa faahfaahiyey sida wax u jiraan. Warkaas oo dhan ka daawo muuqaalkan hoose:-