Ganacsade Jabuutaawi oo Madaxweynaha  doortay u soo jeediyay inaanu Gobolkiisa Wasiir qudha ka magacaabin

0

Hargeysa(Berberanews):- Maxamed Jabuutaawi oo ka tirsan Siyaasiyiinta Reer Sool ee ka tirsan Xisbiga talada haya ee Kulmiye, ayaa Baaq lama filaan ah u jeediyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Jabuutaawi, waxa uu Madaxweynaha la doortay ugu baaqay in Wasiir la magacaabo oo Beesha uu ka tirsan yahay wax muuqda u qabtaa jirin, horena ay u soo arkeen Wasiirro badan oo Gobolkooda ka soo jeeda, balse inay shaqaystaan mooyee waxay u qabteen jirin, sidaa daraaddeedna waxa uu u soo jeediyey in Wasiirradii uu Sool ugu dari lahaa Xukuumaddiisa uu soo dhisi doono dhawaan ugu beddelo Wax-qabad.

Maxamed Jabuutaawi oo magaalada Hargeysa Warbaahinta qaarkeed kula hadlay Maanta, waxaannu hadalkiisa, hambalyadiida iyo Talo-soojeedintiisa-ba idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

.