Golaha Madasha Wada-tashiga Somaliland oo sharci-jebin ku eedeeyay Madaxweyne Biixi

0

Hargeysa (Berberaews):- Odayaasha iyo Siyaasiyiinta ku midoobay Golaha Madasha Wada-tashiga Somaliland, ayaa Madaxweyne Biixi iyo Xukuumaddiisa ku eedeeyey dastuur-jebin iyo ku tumashada shuruucda dalka u yaalla, waxaanay ugu baaqeen in inay sharciga iyo dastuurka dalka ku dhaqmaan.

Xubno ka tirsan Madasha wada-tashiga oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxaannu warkooda oo faahfaahsan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-


https://youtu.be/1yHcC32U_EQ