Golayaasha Guurtidda iyo Wakiilladda Somaliland Oo midaysan kasoo saaray qaraarkii maxkamadda sare

0

Hargeysa (Berberanews) Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland, (Guurtida iyo Wakiillada ) ayaa go’aan wada jir ah ka soo saaray Qaraar ay maxkamadda sare sheegtay inay ku laashay Xeerka nidaamka garsoorka Somaliland.

Dhawaan ayay aheyd markii ay Maxkamadda sare ee Somaliland, ay laashay Kaabis iyo wax ka beddel lagu sameeyey Xeerka nidaamka garsoorka dalka, kaas oo ay cabasho ka soo gudbiyeen madaxda Maxkamaddaha Rafcaanku.

Qararkan oo soo gaadhay xafiiska warqabadka Mareegta Dawan ayaa u dhigna sidan: