Guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee Xisbiga KULMIYE oo wax-ka-beddel ku sameeyey Shuruudihii ku xidhnaa murrashixiinta hoggaanka

0

Hargeysa:22/08/2020 (Berberanews)-Guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE, ayaa wax-ka-beddel ku sameeyey qaar kamid ah shuruudihii ay hore ugu xidheen murrashaxiinta u tartamaysa jagooyinka Guddoomiye-ku-xigeennada 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4-aad ee xisbiga KULMIYE.

Qodobbada wax laga beddelay, ayaa waxa kamid ah sidatan soo socota: