Berbera News | Daily News Update

Guddiga doorashooyinka oo soo bandhigay tijaabada Diwaangelinta Codbixiyeyaasha

Hargeysa(Berberanews)- Gudidda koomiishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland oo ay wehelinayaan xubno ka tirsan Sadexda Xisbi, ayaa maanta soo bandhigay tijaabada Diwaangelinta Codbixiyeyaasha oo la diyaariyay islamarkaana lagu geli doono Doorashooyinka soo socda.

Halkan hoose ka daawo