Guddoomiyaha Cusub Ee Daladda SONYO Oo Si Rasmi Ah Ugala Wareegay Xilkii Guddoomiyihi Horre Ee Daladdaasi

0

Hargeysa,(Berberanews) —Gudoomiyaha Cusub ee Dallada SONYO  C/Casiis Siciid Saalax ayaaa maanta Si Rasmi Ah Ugala Wareegay Xilkii Guddoomiyihi  Horre Ee Daladdaasi.