Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo jawaab ka bixiyay hanjabaadda Puntland

0

Hargeysa(Berberanews):- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland  Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa si adag uga jawaabay hadallo iyo hanjabaado kasoo yeedhay Maamulka Puntland, waxaanu digniin u direy Maamulka Puntland.

Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan oo arrimahaas Arbacadii Maanta ka hadlay isagoo ku sugan Hargeysa, waxaannu hadalkiisa idiinku soo gudbinaynaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-