Guddoomiyaha Ururka ONLF oo sheegay inaan la fulin qodobo ka mid ah heshiiskii Asmara

0

Jigjiga(Berberanews)=Guddoomiyaha Jabhadda ONLF Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Deegaanka Ismaamulka Somalida Itoobiya, ayaa daboolka ka qaaday inaan la fulin qodobo muhiim u ahaa heshiiskii Asmara ku dhexmaray iyaga iyo Dawladda Itoobiy.

Guddoomiyuhu wuxuu si gaara farta ugu fiiqay dawladda imika ka talisa Dawlad deegaanka Somalida oo uu sheegay inaanay fulin qodobo dhanka ciidammada khuseeyay.

Shirka Jaraa’id ee Guddoomiyaha Ururka ONLF oo dhamaystiran halkan ka daawo.