Guddoomiyaha Xisbiga ICID oo ku dhawaaqay in shorweynihiisa Xisbigu Berri qabsoomi doono

0

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Injineer Faysal Cali Waraabe ayaa daboolka ka qaaday wakhtiga rasmiga ah ee ay qabsanayaan shirkii aan caadiga aheyn, kaas oo lagu waday inuu maanta qabsoomo hase ahate dib u dhacay.