Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Farriin Adag U Diray Farmaajo

0

(Berbera news) Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE ahna musharraxa Madaxweynaha xisbiga Muuse Biixi Cabdi, ayaa fariin u diray Madaxweynaha Somaliya, waxaanu sheegay in Somaliland tahay dal ka gaar ah Somaliland, islamarkaana waxa uu tilmaamay in Farmaajiyo ka mid ahaa dadkii duulaanka ku aha jiritaanka iyo qaranimada Somaliland.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Berbera news.