Guddoomiye Cirro Oo Ku Sameeyay Qaab-dhismeedka Xisbiga WADDANI

0

(Berbera news) KU: Dhammaan Masuuliyiinta hoos ku xusan  Hargeysa

OG: Dhammaan Gobollada Dalka ee Xisbiga WADDANI       Rugtooda

OG: Dhammaan Laamaha Dibedda ee Xisbiga WADDANI    Rugtooda

OG: Guddida Fulinta ee Xisbiga WADDANI  Hargeysa

OG: Hoggaanka Xisbiga WADDANI   Hargeysa

OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI   Hargeysa

OG: Hoggaamiyaha  Xisbiga WADDANI  Hargeysa

OG: Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee WADDANI  Hargeysa

 

Ujeeddo: Isku-shaandhayn iyo Magacaabis.

Markaan daresay:   Qodobka 30aad faqraddiisa 6aad ee Xeerka Xisbiga WADDANI

Markaan arkay:   Baahida loo qabo in Xisbiga lagu sameeyo Isku-shaandhayn

Markaan la tashaday:    Xubnaha Hoggaanka Xisbiga WADDANI

Markaan ku qancay:   Kartida iyo Aqoonta ay leeyihiin Xubnaha hoos ku xusani.

Wada-tashi Ballaadhan oo ay yeesheen Hoggaanka, Guddiga Fulinta, Xoghayeyaasha, Masuuliyiinta Gobollada iyo taagerayaasha Xisbiga waxa la isku raacay in la dardar-geliyo hawlaha Xisbiga; maadaama ay dalka ku soo fool leedahay doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland sannadkan 2017, waxaana masuuliyiintan kala duwan ee xisbig lagu sameeyey isku-shaandhayn iyo magacaabis.

No Magac Xilal
Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed Xoghayaha Maaliyadda
Md. Cali Cabdi Saa’iq Xoghayaha Ganacsiga
Md. Xasan Maxamuud Maxamed (Dhiilood) Xoghayaha Arrimaha Gudaha
Md. Axmed Cige Maxamed Xoghayaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Md. Axmed Cumar X. Cabdillaahi (Xamarji) Xoghayaha Xidhiidhka Gobollada
Dr. Idiris Aadan Cali Xoghayaha Waxbarashada
Md. Ibraahin Ducaale Boos Xoghayaha Amniga
Md. Aadan Axmed Warsame Xoghayaha Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda
Md. Maxamed Haaruun Biixi Xoghayaha Xuquuqal-Insaanka
Md. Cismaan Aw-aadan Faarax Xoghayaha Macdanta Iyo Tamarta
Sh. Saleebaan Sh. Cabdillaahi Muuse Xoghayaha Khayraadka Biyaha
Md. Cabdirashiid Maxamed Adam (Jeeni) Xoghayaha Cilmi-baadhista iyo Horumarinta
Md. Axmed Cabdillaahi Xuseen (Al-imaam) Xoghayaha Arrimaha Diinta iyo Awqaafta
Md. Axmed Cali Nuur (Sanweyne) Xoghayaha Warshadaha
Md. Jaamac Maxamed Cabdi (Hillaac) Xoghayaha Boosaha iyo Isgaadhsiinta
Eng. Muuse Yuusuf Raabbi Xoghayaha Qorshaynta
Md. Yoonis Axmed Yoonis Xoghayaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha
Md. Maxamed Xuseen Siciid Xoghayaha Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga
Md. Cali Cabdillaahi Dagaal Xoghayaha Dib-u-dejinta
Md. Cabdiraxmaan Maxamed Magan Xoghayaha Siyaasadda
Md. Nuuradiin Ibraahin Aw Cabdi (Diini) Xoghayaha Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka
Md. Daa’uud Xuseen Jaamac (Foodcadde) Xoghayaha Beeraha
Md. Axmed Cabdillaahi Maxamed (Dhegayare) Xoghayaha Tacliinta Sare
Marwo. Aamina Cabdillaahi Kaahin (Kidh-mastar) La-taliyaha Guddoomiyaha ee Arrimaha Haweenka
Md. Maxamed Yuusuf Cabdi (Mataan) Xoghayaha Guddiga Hanti-dhawrka
Md. Axmed Nuur Qodax Ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Is-kaashiga Caalamiga ah.
Md. Axmed Maxamed Cali (Axmed Dheere) Ku-xigeenka Xoghayaha kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda
Md. Maxamed Faarax Cabdi Ku-xigeenka Xoghayaha Hawlaha Guud iyo Guriyeynta
Md. Cabdillaahi Digaale Cali Ku-xigeenka Xoghayaha Xannaanada Xoolaha
Md. Cabdirashid Saleebaan Muxumed Ku-xigeenka Xoghayaha Ganacsiga.
Marwo. Hinda Xasan Idiris Ku-xigeenka Xoghayaha Shaqada iyo Arr. Bulshada
Md. Mahad Xaaji Faarax Axmed Ku-xigeenka Xoghayaha Qorhaynta

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

 

Waxan ilaahay uga baryeynaa in uu masuuliyiintan u dhib-yareeyo hawlaha shaqo ee Xisbigu u xil-saaray, waxanan kalsooni ku qabnaa in ay hormood ka noqdaan guul Xisbigu ka soo hooyo doorashada Madaxtooyada iyo sidii isbeddel caddaalad iyo horumar ku dhisan looga hir-galin lahaa dalkan Somaliland.

ALLAA MAHAD LEH

_________________________________

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
Guddoomiyaha Xisbiga WADDAN