Guddoomiyihii Guddiga Diiwaangelinta Ururada Somaliland oo Aas Qaran loo sammeeyay

0

Hargaysa(Berberanews)-Ale ha u naxariistee waxaa maanta Aas qaran loogu sameeyay Magaalada Hargaysa Gudoomiyihii Guddiga Diiwaangalinta Ururadda Siyaasada iyo kala Saarista Axsaabta Qaranka Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale oo saaka ku geeriyooday Cisbitaalka wayn ee Hargeysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka