Gudoomiyaha Gobolka Sool Ayaa Hanbalyo U Diray Taliyaha Iyo Kuxigeenka Madaxweynaha Somaliland U Magcaabay Ciidanka Booliska Dalka

0

Gudoomiyaha Gobolka Sool Ayaa Hanbalyo U Diray Taliyaha Iyo Kuxigeenka Madaxweynaha Somaliland U Magcaabay Ciidanka Booliska Dalka

Hambalyo hambalyo hambalyo.
Taliyaha iyo talikuxigenka cusub ee booliska madaxwaynuhu umagacaabay.
Sareeye Guuto, Maxamed Aadan Saqadhi Maxamuud Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.
Sareeye Guuto, Cabdi Xasan Mire Faarax Taliye Ku-xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.