Hageysa: Ciidammada Booliska oo la wareegay Xarunta Telefiishanka Horyaal

0

Hargeysa (Berberanews)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta la wareegay xarunta dhexe ee Telefeshinka Horyaal24 ku leeyahay magaalada Hargeysa.

Horyaal24Tv, ayaa loo haystaa barnaamij uu sii daayay oo ku saabsan wacyigelinta dhibaatooyinka Jaadka, kaasoo Tvgu ku soo qaatay qayb barnaamijka ka mid ah Dumar Qaad ku cunaya guri ku yaal magaalada Hargeysa.