‘ Halyeeygii Inaga Saaray Haraadka ‘ W Q Jundi Siciid .

0

Nolosha aadanuhu waxay ku tiirsan thy helida iyo haysashada biyo nadiif ah
Waxan ogahey in noloshuba ka jirty xilliyadii hore meesha biyo lagaheli karo
Sidasi darted baahida dadku biyo uqabaan ayaa aheyd majiiraha bulshadena somaliland


Ogaw in aan ku jirney daaladhaca biyo iyobaad hase ahaatee waxa muuqata in hader bulshadu haakah tidhi
Bal hadaba dadkuna waa kii dalkuna waakeenii lkn waxa isbadelay maamul kii iyo hogaankii hear qaran ee biyaha oo waxa yimi xilkas ay bulshadu mahadiyeen waxqabadkiisiina haakah layidhi
Hubaal waxa ah in mundane koore uu hormuud ka yhy horumar ka biyaha ee sidaa ,qodista dhaamamka iyo kanalo lagu waraabiyo dalaga beer aha
qodista ceelasha dhadhee r500m
Kuwas oo aan hore loogu dhiiran.

siloo dhamaystiro himilada umadeena ee ah in laga haqabtiro baahiyaha biyaha waxa uu uhawlgalley sidii loo soo saari jiil aqoon u leh wax soosarka biyaha taasoo loo tababarayo dhaman culuumta biyaha
Ugu danbeyn tii dadkeygaw sida biyaha haakah loo yidhi waxa waajib ah inaan thankz nidhahno masuul qaran suleiman Yusuf cali koore .

Masuulkan oo ah muunad qaran oo ceeb ka saliima mudana in la mahadiyo
W/Q jundi said