Hambalyo Gobolka Togdheer

0

Waxan ka laga haysan karaynin Amaanta ay mutaysteen Reer Togdheer taaso ay Ku heleen Soo dhowaynta iyo qaban qabada iyo isku xidhka iyo soo ay habeen iyo maalin ula taagan yihiin walaladooda gobolada ee kala qayb qadanaya ciyaara martida loogu yahay Togdheer.

Togdheer waxay ahay Hoooyadi dhashay Somaliland . waxana Maanta Mujisay xirfad aan ay ku dheehantahay Karti iyo xilkasnimo dhinac walba.

Ciyaaaraha Sanadkan ka curtay Somaliland ee ay ku suntahay inay gogosha ufidiso Togdheer waxan idiinleenahay Hadaanu nahay Jahliyada Reeer somaliland ee dhaqan Dalka Malaysia waxnu idiiin huwinaynaa hanbalyo salam aad mutaysateen Burcoy. halkaana ka sii wada Allah idinla qabto ee
Gunti iyo gabagabadiina waxan idin huwinaynaa Amanta aad mutaysateen ee weliba baalka dahabka kaga gasheen sanadka dhamaantiiba

Somaliland guul

Abdiqani Jama Abdulahi
Malaysia