Hambalyo meherka Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax

0

Hambalyo meherka Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax

Yuusuf khadar cabdi

Maxamed Siciid Cabdillaahi

C/nuur Mohamed cali

Axmed daahir abokor

Isaxaq maxamud cakush

Ahmed abdi ahmed

Sidiiq Maxamuud Gahayr

Ibraahin cabdule xirsi (suldaan xandule)

Iyo xaasaskooda iyo caruurtoodj waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka

Boqorka Maxamed Maxamuud Gahayr

iyo

Boqorada Faysa Axmed

Faarax oo meherkoodu saaka ka dhacay magaalada Hargeysa.

Noqda qoyskii lagu badhaadhee kala hela ubad khayr qaba aamiin aamiin.