Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka oo sheegay inay baadhitaan ku hayaan Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Debedda

0

Hargeysa(Berberanews)- Hanti dhowraha guud ee qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa sheegay in uu socdo baadhitaan ay ku hayaan Wasaaradaha Maaliyada iyo Arrimaha dibada, Waxaana uu sheegay in baadhitaankaasi ay qayb ka yihiin Wasiirada laga bedelay Wasaaradahaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka