Hargeysa: Fannaanka Saalax Carab oo xabsiga laga sii daayay

0

Hargeysa, (Berberanews)  Fannaanka Saalax Carab, ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla Hargeysa oo uu in muddo ku xidhnaa.

Saalax Carab, ayaa sheegay in uu u mahad celinayo shacabka Somaliland balse aanu abaal u hayn Fannaaniinta Somaliland.

Laba fannaan oo kale oo lala xidhay’ Kuwaas oo kala ah Xamda Qaali iyo Barwaaqo Qalanjo, ayaa weli xabsiga ku jira kuwaas oo u dhashay Somaliland balse fannaankan Saalax Carab ayaa u dhashay waddanka Yemen.