Hargeysa: Madal lagu soo bandhigay wershad nooceedu ku cusubyahay Somaliland

0

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirrada Deegaanka iyo Gaadiidka Somaliland: Shukri Xaaji Baandare iyo Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa maanta ka qaybgalay munaadibad lagu soo bandhigay Wershad cusub oo geedka Garan-waaga lagaga samaynayo dhuxul.

Munaasinadda oo lagu qabtay Xarunta Wershadda Fayo-dhawrka Deegaanka oo laga hirgeliyay Xaafadda Badda-cas ee magaalada Hargeysa, ayaa waxaa kaloo goob joog ka ahaa xubno ka tirsan xisbiyada Somaliland iyo Maamulka Wershadaas.

muuqaalkan hoose waxaannu idiinku soo gudbin doonaa weedhihii Wasiirrada iyo masuulliyintaasi ka jeediyeen goobtaas.