Hooyo Biyo Kulul Caruurta u Karisay: Warbixintii Ugu Naxdinta Badnayd ee Xaalada Abaaraha

0

Hargeysa(Berberanews)-Somaliland xaalada Abaarta, ayaa kasii daray maalinba maalinta ka danbaysa, iyadoo gobolada Bariga Somaliland ee Abaartu kusoo horaysay ay xaaladu meel xun marayso.

Warbixin murugo xanbaarsan oo ka hadlaysa xaalada Abaarta halkan ka Daawo