Isku Aadka Wareega Group-yada World Cup-ka 2014 Oo La soosaaray.

0

Waxaa lasameeyay isku aadka koobka adduunka ee lagu qaban doono Brazil 2014 isku aadkan ayaa leh xiiso isaga oo kaduwan kuwii hore loo arki jiray.

Cafu-fifa

Waxaa isku soo aaday xulal aad u adag, Group D ayaa ah Group ka dhimashada waxaana ku wada jira wadama England, Italy iyo Uruguay, wareegayda ayaa ah kuwo wada adag midaas ayaana xiiso saaid ah usii yeelaysa koob kaan iyadoo xulalka ugu awooda badan adduunka qaar kood ay kuwada jiraan hal Group, sida Spain iyo Holland oo hal Group kuwada jira iyo Gemany iyo Portugal.

Isku Aad Ka Ayaa Udhacay Sidaan:

 

Group A: Brazil, Cameroon, Maxico, Croatia.

 

Group B: Spain, Chile, Australia, Holland.

 

Group C: Colombia, Ivory Coast, Japan, Greece.

 

Group D: Uruguay, Italy, Costa Rica, England.

 

Group E: Switzerland, Ecuador, Honduras, France.

 

Group F:  Argentina, Iran, Nigeria, Bosnia-Herzegovina.

 

Group G: Germany, Ghana, Portugal, USA.

 

Group H: Belgium, Algeria, South Korea, Russia.