“Jabuuti Somaliland waxa ay u haysataa cali sabiix” Barkhad Jamac Batuun

0

Hargeysa-(Berberanews)-Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun, ayaa ka hadlay Xadhigga Internetka ee Djibtouti la sheegay inay keenayso Berbera, waxaannu siyaasad xumo ku tilmaamay in Somalia sheegato Berbera oo aanay ka talin.