Jigjiga: Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay iska hor imaad

0

Jigjig(Berberanews):- Ugu yaraan hal Ruux ayaa ku dhintay saddex Qof oo kalena way ku dhaawacmeen, Rabshado iska hor imaad ah oo dhexmaray Dhalinyarada magaalada Jigjiga iyo Dhalinyaro ka mid ah Qowmiyadda Axmaarada.

Halkan hoose ka dhagayso faah-faahinta warkan;-