Berbera News | Daily News Update

Kenya oo aqoonsiga Somaliland ugu hanjabtay Somalia

Nairobi (Berberanews) – Dawladda Kenya oo khilaaf siyaasadeed u dhexeeya Soomaaliya, ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabtay inay xidhiidh toos oo dibloomaasiyadeed iyo Aqoonsi buuxa u fidinayso Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey xidhiidhka ay la wadaagtaa sii xoogaystay.

Hadalka Dowladda Kenya ee arrintan ku saabsan kaga bogo warbixinta uu muuqaalkan Hoose xambaarsan yahay

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


https://youtu.be/2BPfeGct540