Khasaaraha ka dhashay lix shil oo ka dhacay duleedka Berbera

0

Berbera(Berberanews)- Ugu yaraan sadex ruux ayaa ku dhaawacmay lix shil oo xalay ka dhacay Duleedka magaalada Berbera waxaana ay shilalkaasi sababeen khasaaraha 33 ruux.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.