Kooxda Dahabshiil Norway ayaa hantiday koobkii kubadda cagta ee 18 May 2011

0

Kooxda Dahabshiil ayaa hantiday koobkii kubadda cagta ee 18 May 2011 oo shalay lagu qabtay Magaalada Oslo.

Waxaa shalay lagu qabtay Magaalada Oslo tartan kubadda cagta ahaayd oo lagu xusayay 18 may maalintii la soo noqoshada xoriyadda Somaliland, tartankan oo sanad walba la qabto waxaa ka soo qaaybgalay 16 kooxood oo ka kala yimid wadankan Norway waxaana aay ahaayd madal aat dhalinyaradu ku kulmeen kuna dabaaldagayeen.

Tartanka waxaa soo qabanqaabiyay ururka horumarinta cayaaraha Somaliland oo kaashanayay Dahabshiil Shikada Dahabshiil Norway oo ah shirkada maalgalidsa sanad walba waxaana goobta ku signaa min bilawgii ilaa dhamaadkii Gudoomiyaha Dahabshiil Norway Mudane Axmed Cawad Ismaciil waxaa kaloo joogay wakiilka Somaliland ee Norway Mudane Maxamed linnen, waxa kaloo joogay abwaano uu Kamidyahay Abw Sidiiq sh farax .odayaal dhalinyaro iyo haween iyo csruur aad u soo labistay lastay oo waxaa garoonka ka muuqday calanka somaliland iyo calaamada Dahabshiil Norway waxaayna tartanku bilaabmay saacadu markaay ahaayd 12.15 pm waxaana kaloo goobta ku sugnaa Poliska Norway oo dhalinyarada ku shukaaminayay sidii aay dugsiga poliska u soo gali lahaayeen oo aay polis u noqon lahaayeen, hadaba sidaay kooxuhu isku arkeen iyo dhibcahoodii waa kuwan Gruub walba.
Group A
Old boyes vs Tawfiiq 1 – 2
Dahabshiil vs Tawfiiq 1 – 0
Dahabshiil vs Oad Boys 3 – 1
Group B
Holmlia vs Sukao 0 – 4
Oslo Stars vs Togdheer s 0 -1
Holmlia vs Oslostars 0 – 2
Sukao vsTogdheerstars 1 – 1
Togdheerstars vs Holmlia 1 – 4
Oslo Stars vs Sukao 2 – 1
Gruop c
Larvik vs Qaran Express 0 -0
Dramen vs Asker 0 – 1
Qaran Ex vs Drammen 3 – 0
Asker vs Larvik 0 – 1
Larvik vs Drammen 1 – 1
Qaran Ex vs Asker 5 – 1
Group D
Samo vs Banadir 1 – 1
Dahabshiil1 vs Burco fc 6 – 1
Buco fc vs Samo 2 – 1
Dahabshiil1 Banadir 1 – 1
Banadir vs Burco FC 0 – 0
Samo vs Dahabshiil1 1 – 1
KVARTFINAL
Dahabshiil vs Sukao 3 – 0
Oslo stars vs Tawfiiq 0 – 1
Qaran Ex vs Burco fc 2 – 1
Dahabshiil1 vs Larvik 3 – 1
Semifainal
Tawfiiq vs Dahabshiil 2 – 1
Dahabshiil1 vs Qaran ex 3 – 2
Fainal
Dahabshiil 1 vs Tawfiiq 1 – 0
DAHABSHIIL WINNERS 18 MAY 2011
Gudiga qabanqaabada tartankan oo kala ahaa

Hassan waraabacadde
Dr Ahmed Madar
Sacad y. hashi
Mahad Turba
Ali Macalimm
waxaay mahadnaq aan la soo koobi karin hawada u marinayaan dhamaan intii gacan ka geeysatay hansami u socodka tartanka gaar ahaan garsoorka oo aay qaayblibaax ka qaateen
Ahmed Yre
Husein Shaaciye
iyo dhaam old boys
mahad gaara saaxiibka noo keenay samaacaddaha iyo qalabka
Alaa mahad leh