Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo sheegay qorshe lagu dhisayo Saylac

0

Saylac (Berberanews)- Maareeyaha dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi oo maalmihii u dambeeyay safar dhinaca bada ah ku marayay xeebaha galbeedka Somaliland ayaa waxaa uu shaaciyay in Xukuumadu ay wado qorshe dib loogu dhisayo dekeda magaalada Saylac.