Madasha Wada-tashiga Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xildhibaanadii Diiday Heshiiska Saldhiga Military

0

(Berbera news)  Siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland.  ayaa waxa maanta munaasibad qado sharaf ah ku maamuuseen xildhibaanadii ka tirsanaa xisbiga Waddani ee diidanaa heshiiska saldhiga Military Ee Berbera

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.

Berbera news.