Madaxdhaqameed ka soo jeeda saraakiishii la dilay oo fariin culus u diray Xukuumada

0

Borama (Berberanews)– Salaadiinta, Madax-dhaqameedka iyo Cuqaasha labadii jufo ee ay ka soo jeedeen labadii sarkaal ee lagu dilay degmada Gar-adag oo maanta shir’jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama, ayaa war culus ka soo saaray dilka labadaasi sarkaal, iyagoona fariin culus u diray Xukuumada Madaxweyne Biixi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkaa.