“Madaxtooyadeeni Way Guurtay Oo Xamar Baa Laynaga Xukumaa , Heshiiskan DP World-na Xamar Baa Laga Soo Saxeexay” Xil. Siciid Cilmi Rooble

0

(Berbera news) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan mudanayaasha  Golaha Wakiillada, ayaa Madaxtooyada Somaliland ku eedeyey in ay noqtay mid guurtay dhinca Somaliya,  isla markaana laga xukumo Muqdisho.

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa hadalkiisa waxa uu cadeyn u soo qaatey hadalo ka soo baxay Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, waxaana uu sheegay in Wasiir Xaashi uu cadeeyey in heshiiska Somaliland la soo gadhay shirkada DP World laga soo saxeexay Somaliya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Berbera news.