Madaxweynaha cusub ee DDSI oo amarro duldhigay masuulliyiinta Gobollada

0

Jig jiga (Berberanews)- Madaxweynahadawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) oo goor dhawayd Warbaahinta la hadlay Ayaa faah-faahin ka bixiyay xaalada nabadgalyo ee deegaanka.

Sidoo kale Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa masuuliyiinta Gobolada iyo Degmooyinka  ku amray in ay si deg dega ah u Yimaadaan Caasimada Jig jiga