Madaxweynaha cusub ee Ismaamulka Somalida Itoobiya oo la dhaariyay

0

Jigjiga (Berberanews)- Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaan-ka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar ayaa waxa si rasmi ah loogu dhaariyay xilka Madaxweynaha dawlada deegaanka Soomaalida Itoobiya.