“Madaxweynaha {Muuse} walaalkii ayaa igu yidhi ‘dhafoorkaan kaa tooganaya’” Ramaax

0

Hargeysa-(Berberanews)-Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax), ayaa sheegay inuu hanjabaad dil ahi uga timi nin ah madaxweynaha walaalo yihiin islamarkaana isaga {Ramaax} looga yeedhay Xarunta Dembi baadhista ee CID-da.

Halkan ka daawo muuqaalka.