Madaxweynaha Somaliland oo dalka ku soo laabtay

0

Hargeysa(Berberanews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo oo Sucuudiga ku maqnaa, ayaa dalka ku soo laabtay maanta, waxaana Saxaafadda la hadlay Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed oo ka jawaabay su’aalo ay Weriyeyaashu ka weydiiyeen kulankii Xajka ku dhexmaray Waftiga iyo Wasiirro Soomaaliya ka tirsan.

Maxamed Kaahin oo arrimahaas ka hadlaya, waxaannu warkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-