Berbera News | Daily News Update

Madaxweynaha Somaliland oo Golaha Guurtida u gudbiyay muddo-kordhinta doorashada Wakiillada

Hargeysa(Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa warqad ku aadan mudo kordhin loo samaynayo Goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka u gudbiyay mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland.

Halkan hoose ka akhriso warqada;-