Madaxweynaha Somaliland oo kulan la yeeshay safiirro ka socda dalka Jarmalka

0

Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweynaha Somalialnd Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ay hoggaaminay safiirka Jarmalka u fadhiya Nairobi Ambassador Anner Gunther iyo ku xigeenkeeda Mr Markus.

Wasiirrada Arrimaha Debedda iyo Gudaha Somaliald, Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud (Faratoon) iyo Maxamed Kaahin Axmed, kulankaas oo ay kaga wada hadleen xidhiidhka labada dhinac.