Berbera News | Daily News Update

Madaxweyne Biixi oo sheegay waxa qudha ee u hadhay inay tahay iska celinta Somalia

Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xalay ka hadlay Munaasibad lagu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa hadlay gulufka Siyaasadddeed ee ay Dawladda Soomaaliya ku hayso Somaliland iyo Guddida uu Madaxweynaha dalkaasi u magacaabay wadahadallada Somaliland.

Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in Maamulka Muqdisho colaad aan geed loogu soo gaban kula jiro Somaliland, sidaasi darteed wadada qudha ee furana ay tahay in ay iska celiyaan.

Halkan ka Daawo: