Malafsade Moorgan oo oo dhaqaalihii dalka ku gurtay Siilaanyaa Soddog ii ah-Daawo

0

Hargeysa(Berberanews)-Wiilka uu sodoga u yahay madaxweyne Siilanyo isla markaana ah safiirka dalka imaaradka carabta Baashe Morgan ayaa waxaa ay maanta qaar ka mid ah saxaafadu weydiisay heerka ay leegtahay awooda uu ku leeyahay xukunka dalka .

Baashe ayaan si cad uga jawaabin su,aashaas balse waxaa uu sheegay in dadka warbahinta waxaas ka yidhaada ay yahiin qaar aan wax aan jirin warbaahinta mariya

Hadalkan ayaa waxaa uu ku soo beegamaya xili qaar ka mid siyaasiyiinta dalku ay ku eedeyan wiilkan uu madaxweyne Siilannyo sodoga u yahay in uu ka mid yahay dadka ay u gacan gashey xukunkii dalku.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.