Masaajidkii Dalka Japan ee Masiibooyinka u Adkaystay (Xogta Dahsoon)

0

Dalka Japan waxaynu u naqaanaa inuu yahay dalka ugu badan wax soo saarka dhanka tiknoolajiyada, laakiin waxaa inagu adag inaynu wax ka sheegno taariikhda islaamka ee dalkaasi japan sida tirada dadka muslimiinta ah ee ku nool iyo inta ay le’eg yihiin masaajidda ka dhisani.