Masulliyiin ka tirsan Somaliland oo kulan la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Debedda Sweden

0

Sweden-(Berberanews)- Ergayga gaarka ah ee Ictiraaf Raadinta Somaliland Drs Edna Aadan Ismaaciil iyo Safiirka Somaliland u fadhiga dalka Sweden ayaa kulan la qaatay Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Dalkaas.