Maxaa kala haysta Madaxtooyadda iyo Saxaafadda madaxa banaan ee Somaliland?

0

Hargeysa (Aftahannews)- Warbaahinta Madaxa banana ee Somaliland ayaa waxa ay gabi ahaanba joojisay baahinta wararka Madaxtooyada Somaliland.